Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax "Bacadle" 1946-2010 Midna Haygu Xanaaqo, Midna Haygu Xushmeeyo
31,99 €
inkl. gesetzl. MwSt.,
Beschreibung
Produktdetails
Einband
Taschenbuch
Erscheinungsdatum
10.06.2025
Verlag
Looh Press Ltd.Seitenzahl
338
Maße (L/B/H)
23,4/15,6/2,1 cm
Gewicht
577 g
ISBN
978-82-693-4849-1
KU SAABSAN BUUGGA: Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax "Bacadle" kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle. KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho 1964kii. Sidoo kale waa bare, iyo cilmibaare. Wuxuu ka qalan jabiyay Jaamacat Umm al-Quraa' ee Makka al-Mukarama, Taariikhda Islaamka sanadkii 1987-1991kii, isla jaamacaddaas sidoo kale master sanadkii 1992kii. PhD wuxuu ku sameeyay Jaamacada al-Niilayn ee Suudaan sanadkii 2001-2006kii. Wuxuu ka soo shaqeeyay Jaamacado badan. Sidoo kale qoraagu wuxuu ka mid yahay ururo aqooneed oo caalamka ku firirsan. Wuxuu horey u qoray dhowr buug oo ay ka mid yihiin kuwan: Taariikhda Culimada Soomaaliyeed (Looh Press, 2021); Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha: Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub (Looh Press, 2023); Diiwaanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax "Bacadle" (Looh Press, 2025). Sidoo kale wuxuu Afcarabi ku qoray: al-Thaqaafat al-Carabiyyah war-Ruwwaaduhaa fiil-Soomaal (Looh Press, 2023); Mucjam al-Mu'allifiin al-Soomaaliyiin fiil-Carabiyyah (2016); Cibaaqarat al-Qarn al-Ifriiqii (Looh Press, 2025); al-Calaaqat bayn al-Qarn al-Ifriiqii wal Caalam al-Khaarijii (Looh Press, 2025) iwm. Dr Maxamed Xuseen Macallin hadda wuxuu deggen yahay waddanka Noorwaay, waana aabbe, xaas, caruur leh.
Noch keine Bewertungen vorhanden
Verfassen Sie die erste Bewertung zu diesem Artikel
Helfen Sie anderen Kundinnen und Kunden durch Ihre Meinung.
Kurze Frage zu unserer Seite
Vielen Dank für Ihr Feedback
Wir nutzen Ihr Feedback, um unsere Produktseiten zu verbessern. Bitte haben Sie Verständnis, dass wir Ihnen keine Rückmeldung geben können. Falls Sie Kontakt mit uns aufnehmen möchten, können Sie sich aber gerne an unseren Kund*innenservice wenden.
zum Kundenservice